Información
Books, Culture, Arts, Society
28 JUN. 2021 · "Inta aan qormada gelin qisadani koley aniga waxay ila noqtay mid xiiso leh waa sababta igu kaliftay inaan la wadaago intii ila akhrida. Inkasta oo ujeedada sheekadu meel tahay haddana waxaa ku dhex jira xog sawiraysaa si Seben hore si loo noola waana dabeecada ay ka siman yihiin xusuus qorada dadkii tegey reebeen taaso iyaga dhacdo werin u ah laakiin dadka dame u yeelada dhadhan Taariikheed iyo daawasho si wax ahaayeen waayo tegey." -Cabdishakuur Cali Nuur
Waxaa turjumay; Cabdirashiid Cali Nuur
Waxaa Codeeyey; khadar Maxmad Xaashi
Xuquuqda waxaa iska leh: ©️Sollas Media
28 JUN. 2021 · "Inta aan qormada gelin qisadani koley aniga waxay ila noqtay mid xiiso leh waa sababta igu kaliftay inaan la wadaago intii ila akhrida. Inkasta oo ujeedada sheekadu meel tahay haddana waxaa ku dhex jira xog sawiraysaa si Seben hore si loo noola waana dabeecada ay ka siman yihiin xusuus qorada dadkii tegey reebeen taaso iyaga dhacdo werin u ah laakiin dadka dame u yeelada dhadhan Taariikheed iyo daawasho si wax ahaayeen waayo tegey." -Cabdishakuur Cali NuurWaxaa turjumay; Cabdirashiid Cali NuurWaxaa Codeeyey; khadar Maxmad XaashiXuquuqda waxaa iska leh: ©️Sollas Media
5 JUN. 2021 · Cali waxa uu ahaa madaxwaynihii ugu horeeyey ee Bosnia-da cusub, sidoo kale wuxuu ahaa aqoonyahan aad ugu xeeldheer Cilmig Bulshada, qoraa iyo mufakir aad ugu ololeeya arrimaha islaamka wuxuu qoray buug aad ugu baahday caalamka islaamka oo ay kamid yihiin;Islaamka u dhaxeeya bariga iyo galbeedka Suaalaha aan laga badbaadi karin Usoo cararkaygii xorriyadaMuxaadaradan waxaa soo jeedinaya Ustaad Xasan Cabdi Xasan ayadoo muuqaal ahna waxaad ka daawan kartaan bogga SOCIAL SCEINCE FORUM
2 JUN. 2021
30 MAY. 2021 · Dadka ku xeeldheer abla-ablayta fanku waxa ay heesaha ku sheegaan inay yihiin: ‘fanka isku lammaaneeya midho dux leh, cod dabacsan iyo muusik dananaya oo helay dhag la jaanqaadda quruxda habdhacooda, kaas oo ay wadaagaan dhammaan ilbaxnimooyinka dunidu.’ Heesta cajabeey waxa ay isku darsatay luuq halaasiya oo aan laga xiiso goynayn, midho soohan oo dareenka la falgalaya, laxan quluubta beerqaadaya iyo muusig ruuxda xaradhaaminaya.Maqaalkan waxaa qoray; Ustaad Cali IleeyeWaxaa codeeyey; Cabdiraxmaan Sabriye
22 MAY. 2021 · Buugga Brian Tracy, "Eat That Frog!) “Cun Rahaas, (Ka Bilow Inta Ugu Muhiimsan Xitaa Hadday Adag Tahay)” waxaa ku jira 21 dariiqo oo guul leh oo looga takhalusi karo dib-u-dhigga iyo in shaqadu ay dib uga dhacda wakhtigii ay ku haboonayd.#Somali#Somalia#book
13 MAY. 2021 · Hordhac
4 MAY. 2021 · One of the greatest Surahs — Al-Fātiḥah (Arabic: الفاتحة, IPA: [ʔal faːtiħah]; meaning: "The Opening" or "The Opener". George Sale translates simply as The Preface, or Introduction) is the first chapter (surah) of the Quran. Its seven verses (āyah) are a prayer for the guidance, lordship and mercy of Allah.
Books, Culture, Arts, Society
Información
Autor | Mustafa Osman |
Organización | Mustafa Osman |
Categorías | Libros |
Página web | - |
- |
Copyright 2024 - Spreaker Inc. an iHeartMedia Company