Portada del podcast

Feker Xora

  • Explícito

    SE01EP06 Aqoonyahanka Iyo Doorka Bulshada

    28 MAY. 2021 · Waxa marti inoogu ah toddobaadkan barnaamijka Dr. Saadiq Enow. Digtoorku waxa uu aragtidiisa falanqayn kooban ku samayn doonaa jawaabta su'aasha ah: aqoonyahanka soomaaliyeed kaalintiisii bulsho ma gutay mise?
    Escuchado 30m 29s
  • Explícito

    SE01EP05: Aqoonyahanka iyo Doorka Bulshada - Dr. Maxamuud Geeldoon

    17 MAY. 2021 · Episode-kan waxa noo gu marti ah Dr. Maxamuud Cali Geeldoon oo inoo ga warramaya doorka Aqoonyahanka iyo bulshada. Waxa uu ka hadlayaa sida aqoonyahanka soomaaliyeed halkii ay ka hoggaamin lahaayeen bulshada iyagii odayaal qabiil iyo shakhsiyaad macne liitaa u hoggaamiyeen. Gebogabada waxa uu dhalinyarada soomaaliyeed u soo jeedinayaa talooyin ay tahay in ay guntadaan si bulshada loo samatabixin lahaa.
    Escuchado 23m 56s
  • Explícito

    SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u Baahanyahay

    8 MAY. 2021 · Waxa inoo gu casuumman xalqaddan 4aad Garyaqaan Guuleed Dafac. Waxa aannu ka ga hadlaynaa qaabka uu u dhisan yahay Booliiska Soomaaliland iyo galdaloolooyinka jira. Sidoo kale dibuhabaynta Booliisku u baahan yahay iyo qaabdhismeedka booliis ee dal dimuquraaddi ah inuu yeesho ay tahay baanu isla eegaynaa. Waxa uu Guuleed ka ga hadlayaa sababaha loo hortaagan yahay dibuhabayn la gu sameeyo booliiska.
    Escuchado 27m 36s
  • SE01EP03: Doorka qoraagu ku lee yahay bulshada

    25 ABR. 2021 · Qoraa Faarax Maxamuud oo ku caan ah Sheeko-Xariiro oo noogu casuuman episode-kan waxa uu si guud u ga hadlayaa qoraalka iyo qoraaga iyo doorka qoraagu ku lee yahay bulshada. 
    Escuchado 33m 39s
  • SE01EP02: Bulshooyinka reer guuraaga ah iyo Dawladnimada

    27 MAR. 2021 · Episode-kan waxa uu Dr. Maxamuud Cali Geeldoon ku falanqaynayaa bulshooyinka reer guuraaga ah iyo Dawladnimada. 
    Escuchado 40m 32s
  • SE01EP01 Dimuquraadiyadda iyo u hoggaansanka iyo ilaalinta sharciga

    12 MAR. 2021 · Dawladnimada waxa saldhig u ah sharci. Xalqaddan waxa Garyaqaan Mubaarig cabdi ka warramayaa "Dimuquraadiyadda iyo u hoggaansanka iyo ilaalinta sharciga." Sidoo kale waxa aannu ku eegaynaa Soomaaliland iyo heerka ilaalinta sharciga iyo u hoggaansankiisa. 
    Escuchado 30m 46s
Feker Xora is a weekly podcast dedicated to discussing around critical public policy topics and emerging issues affecting somali society. Discussions also spotlight education, leadership and somali elite culture.
Contactos
Información

Parece que no tienes ningún episodio activo

Echa un ojo al catálogo de Spreaker para descubrir nuevos contenidos.

Actual

Portada del podcast

Parece que no tienes ningún episodio en cola

Echa un ojo al catálogo de Spreaker para descubrir nuevos contenidos.

Siguiente

Portada del episodio Portada del episodio

Cuánto silencio hay aquí...

¡Es hora de descubrir nuevos episodios!

Descubre
Tu librería
Busca