Portada del podcast

Garasho-wadaag

  • 39. Raadadka Odayaasha Dhaqanka

    6 JUN. 2024 · Sahra Maxamuud Maxamed  iyo Cismaan Cali Sheikh Axmed
    Escuchado 1h 28m 43s
  • 38. Ka Jawaabidda Is-bedelka Cimilada oo la Hayàdeey

    23 MAY. 2024 · Yurub Muxiyadiin Sheikh Cali   iyo Cabdifitaax Cabdulaahi Xuseen
    Escuchado 1h 28m 34s
  • 37. Gù Khayr Qaba!

    9 MAY. 2024 · Falis Abshir Guuleed iyo Shamso Diiriye Kulmiye
    Escuchado 1h 14m 22s
  • 36. Aargoosiga bogsiin lagu badalo

    25 ABR. 2024 · - Maymuun Calinuur Gayfane - Xirsi Yusuf Barre 
    Escuchado 1h 21m 36s
  • Escuchado 1h 22m 48s
  • Escuchado 1h 15m 4s
  • 33. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay

    22 FEB. 2024 · - Nasteexo Cali Xasan, oo kamid ah beecmushtariinta Gaalkacyo - Asad Khalifa Jamac, oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarta Gaalkacyo
    Escuchado 1h 23m 37s
  • 32. Xaaja Nimaan Oqoon, Indhuhuu Ka Ridaa

    25 ENE. 2024 · Burhaan Cabdulaahi, leh - Abshiro Cali Geedi - Deeq Aadan Cali
    Escuchado 1h 32m 3s
  • 31. Laba Musiiba oo is Xigtay

    14 DIC. 2023 · Taxanaha 31-aad waxaan uga hadli doonaa Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadihii ka dhashay Roobabkii xoogganaa ee bilihii la soo dhaafay ka da,ay deegaano badan oo Soomaaliya ka tirsan gaar ahaan Galmudug. Waxaa barnaaminka Beri oo Khamiis ah marti noogu ah Agaasimaha Guud ee Wasaardda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdulaahi Cali iyo Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobalka Baashi Cali Xaashi. Kaalinta Wasaaradda ee dhibaatooyinka ka dhashay doofaanta Elnino iyo Doorka Warbaahintu ee tabinta iyo ka warbixinta xaaladda ay ku sugan yihiin bulshada uu saameynta balaraan u gaystay Daadadks iyo iyo Roobabku.
    Escuchado 1h 26m 25s
  • 30. Beerta aan ku kulano

    2 NOV. 2023 · Axmed Maxamed Cabdi & Sharmarke Tahaliil Aadan
    Escuchado 1h 22m 54s

Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....

mostra más
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Sadexdii usbuucba hal mar yauu ba waxuu bixidoonaa. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Maxamed Dhagacadde oo ah blogger reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
mostra menos
Contactos
Información

Parece que no tienes ningún episodio activo

Echa un ojo al catálogo de Spreaker para descubrir nuevos contenidos.

Actual

Portada del podcast

Parece que no tienes ningún episodio en cola

Echa un ojo al catálogo de Spreaker para descubrir nuevos contenidos.

Siguiente

Portada del episodio Portada del episodio

Cuánto silencio hay aquí...

¡Es hora de descubrir nuevos episodios!

Descubre
Tu librería
Busca