Portada del podcast

Hiloow

  • 19. Saamaynta Is-beddelka cimiladu ku leedahay fulinta waajibaadka diinta

    13 JUN. 2024 · Shiikh Cumar Shiiq Shaami Maxamed Cismaan Xasan Xamdi Axmed Ibraahim
    Escuchado 1h 5m 48s
  • 18. Ka Hortaga Fatahaada iyo Doorka Bulshada

    30 MAY. 2024 · - Sacdiyo Maxamed Nuur Buris - Ali Maxamuud Cadow  - Cumar Xasan Cismaan
    Escuchado 1h 12m 21s
  • 17. Qasaaraha Fatahaada Harbarwaaqo

    2 MAY. 2024 · Maxamed Xasan Cismaan Dahabo Xasan Ibraahim Faaduma Cali Damaleey
    Escuchado 1h 16s
  • Escuchado 59m 19s
  • Escuchado 1h 6m 26s
  • 14. Mamnuucida bacaha halka mar la isticmaalo

    29 FEB. 2024 · Magacyada martida waa Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Buris iyo Maxamed Xuseen Waasuge
    Escuchado 1h 5m 58s
  • 13. Dib u Heshiisiin Bulsho - Qeybtii 2aad

    15 FEB. 2024 · Barnaamijka Hiloow waxaa ah mid aad dhheysateen sanadkii hore oo aan dib idinkugu soo celinay ayaa waxaa marti inoogu ah - Nabadoon Maxamed Xasan Jaaki Macaani oo ka tirsan Shabakada Nabadeeynta Hirshabelle ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IPN - Iskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga & warshadaha G/sh/dhexe Cumar Xaaji Maxamed - Dr Shukri Xirsi diiriye
    Escuchado 1h 52s
  • 12. Ardayda iyo ka Hortagga Daroogada

    25 ENE. 2024 · Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa insha laaha ka hortaga Isticmaalka Muqaadaraadka Aradada. Cabdikariin Cumar Moalim Caaloos leh Macalin Shukri Maxamed Dhiblaawe, Deeqo Axmed Yare & Maxamed Axmed Diite
    Escuchado 1h 20s
  • 11. Isu Gumasho

    28 DIC. 2023 · Maanta waxaan ugu hadli doonaa isu gurmadka walaahi ay dhibateyeen fatahaadihii & weliba daadadkii ka dhashay robaabkii lIxaadka lahaa ee ku dhuftay gobolo badan oo Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan Degaanada Hirshabelle. Barnaamijka Galabta waxaa marti igu ah Wasirkuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Hirshabelle Maxamed Yuusuf Caloow & Shukri Cali Maxamed oo ka tirsan Barakacayaasha Degmada Jowhar.
    Escuchado 53m 52s
  • 10. Daadadla Soomaaliya & Saameyntooda

    30 NOV. 2023 · Barnaamijka waxaa maarti inoogu ah Faadumo Faarax Jimcaale oo ka tirsan Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Ustaada Cumar Saalax oo ah aqoonyahan aad ugu xeer dheer Arimaha Isbedelka Cimilada. Waxaana maanta Barnaamijka ugu hadli doonaa arimahii ugu danbeeyay ee daadadka ka dhashay robabkii lixaadka lahaa ee ka da,ay Soomaaliya.
    Escuchado 1h 2m 27s

*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....

mostra más
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
mostra menos
Contactos
Información

Parece que no tienes ningún episodio activo

Echa un ojo al catálogo de Spreaker para descubrir nuevos contenidos.

Actual

Portada del podcast

Parece que no tienes ningún episodio en cola

Echa un ojo al catálogo de Spreaker para descubrir nuevos contenidos.

Siguiente

Portada del episodio Portada del episodio

Cuánto silencio hay aquí...

¡Es hora de descubrir nuevos episodios!

Descubre
Tu librería
Busca