Contactos
Información
Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.
29 MAY. 2021 · Waa barnaamij hab wareysi ah u dhacaya oo uu qoraaga uga Jawaabayo su'aalo cilmiyeysan oo dhiiragelin iyo wacyigelin. Qoraa Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Suldaan Garyare
28 FEB. 2021 · Waa wareysi xiiso leh oo uu Qore Cabdifataax Baanacaymuun siyay Harbi Amir
1 ENE. 2021 · Raac talooyinka ay hay'adaha caafimaadka soo jeediyeen. La soco warbixinnada joogtada ah ee ku saaabsan safmarka covid19. Waa Aqoonyahan Cabdullaahi Abuukar Muuddey
14 AGO. 2020 · Halgamaa Omar Fure wuxuu ku xidhanyahay jeelka Samara, Caasimadda Kililka Canfarta. Hussein Omar Fure oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhney ayaa ka deyrinaya nolosha uu aabihii ku noolyahay.
13 AGO. 2020 · HALGAMAAGII WEYNAA ADEN ROBLEH AWALEH OO MADAXWEYNA JIBUUTI KU SIFEEYEY NIN AAN JECLEYN DIMUUQIRAADIYADDA.
4 AGO. 2020 · Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland Salal iyo Awdal
31 JUL. 2020 · waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
31 JUL. 2020 · waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
31 JUL. 2020 · waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.
18 JUL. 2020 · Waa qaybtii 3 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.
Información
Autor | Deegaan Codka Geeska |
Organización | Deegaan Codka Geeska |
Categorías | Entrevistas musicales |
Página web | - |
deegaancd@icloud.com |
Copyright 2024 - Spreaker Inc. an iHeartMedia Company